Sheekooyin kulul oo ku saabsan dumarka la qabo kuwa lasoo furay shukaansiga gabdhaha sheeko macaan iyo nolosha guud

Sheeko gabar yurub marka la geeyay ninkeeda ku kibirtay


 Sheekadan waxay tilmaamaysaa dumarka qaar marka yurub la geeyo inay rag caddaan raacaan.

Taas oo keenaysa guriga inuu ka burburo ninka iyaga yurub keenay.

Aadan iyo naadiya sheekadooda haddaad maqasho waad la yaabaysaa !!

Naadiyo marka Muqdisho laga keenay xijaab ayay wadatay.

Laakin waxay ku baddalatay goono gaaban iyo madax furan.


Aagagga hoose ee magaalada istook-hoom, halkaas oo geedaha birka ah ee cad-cad ay isku dhex jiraan cirka woqooyiga ee cawlka ah, waxaa ku noolaa "Aadan " nolol labanlaab ah. Waa nin Soomaali ah oo qiyaastii afartan jir ah, u haajiray Iswiidhan labaatan sano ka hor, isagoo ka tegey damiirradiisii lamadegaanka iyo abaaraha, wuxuuna la yimid dhaqan qadiimi ah oo aan dhiman. Waxa uu guursaday "Naadiya" toddoba sano ka hor, oo ah haweeney Soomaali ah oo qurux badan, oo dhawaan uga soo guurtay Muqdisho iyadoo rajaynaysa inay dhisto mustaqbal.

Bilowgii, waxay ahaayeen riyo wadaag. Naadiya waxay xidhanaysay xijaab, waxay karin jirtay cuntooyinka dhaqanka sida "cambuulo" iyo "soor", waxayna ixtiraamaysay arrimaha qoyska ee gaarka ah. Laakiin sannadihii markay soo wareegayeen, saamaynta bulshada Iswiidhan waxay u soo gashay qalbiga Naadiya sida biyo ay u galaan ciidda bacaadka ah.

Isbeddelladu waxay u bilaabmeen hab fudud: cashada in la daayo si loo daawado musalsal Iswiidhan ah, kaddib xijaabka in la bixiyo maalinta qorraxda markay diiran tahay iyadoo loo sababeeyo in qorraxdu "ay xaq u leedahay". Waxaa arrinka  sii siyaadiyay inay la baxdo saaxiibbadeeda asal ahaan ka soo jeeda dalal kala duwan iyagoo tagaya baararka, iyo inay ka dalbato in Aadan  qayb uga qaato weel dhaqista iyo carruurta barbaarintooda si siman, taas oo Aadan  u arko inay taabanayso "ragganimada Soomaalinimada".

Habeenkii kala tagga wuxuu yimid kaddib markii Naadiya ka soo laabatay koorso tababar oo ku saabsan "sinnaanta jinsiga". ( ragga iyo dumarka) . Waxay soo gashay guriga iyadoo faraxsan, waxayna ku hadashay cod aan Aadan  ka helin:

- "Aadan , ma iga celin kartid xorriyadayda. Iswiidhan waa dal sharci leh, aniguna waxaan baranayaa in qof kastaa uu xaq u leeyahay jidhkiisa iyo go'aannadiisa. Waan bixin doonaa xijaabka gebi ahaan, waxaan ka qayb qaadan doonaa xafladaha shaqada, uma dhali doono carruur ilaa aan wax walba si siman u qaybsanno."

Gacanta Aadan  way gariirtay isagoo koobka shaaha miiska saaraya. Wuxuu dareemay in dhulku hoostiisa ka lulmayo. Wuxuu ku hadlay cod qarsoon:

- "Adigu ma tihid Iswiidhan oo keliya, waxaad tahay Muslimad iyo Soomaali. Dhaqankayagu wuxuu yidhi: Ninku waa masuulka haweenayda, guriguna waa masuuliyaddiisa. Sidee indhaha hooyaday iyo aabahay ugu eegi karaa haddii ay ogaadaan in xaaskaygu ku niikiso baararka oona xijaabkeeda bixiso?"

Naadiya ayaa ku qaylisay: "Taasaa qudheeda dhibaatadu tahay! Adigu waxaad ugu nooshahay qarniga kow iyo labaatanaad maskaxda qarnigii toddobaad! Iswiidhan ma ahan Soomaaliya, uguna noolaan doono xabsi hoos timaada calanka dhaqanka iyo caadooyinka duugga ah."

Waxaa ka dillaacay muran qadhaadh oo socday toddobaadyo. Qoysaskii way isku dayeen inay dhexgalaan, odayaashii masaajidkana way ku qanciyeen, laakiin farqigu wuu weynaa. Ugu dambayn, Aadan  wuu jajabay isagoo cadaadisku saaran yahay dareenkiisa ah inuu gurigiisa ka maqnaado xakamaynta, halka Naadiya ay dareentay in guurkeedu u beddelay dagaal aqoonsi oo aan dhammaanayn.

Maalin maalmaha ka mid ah, salaadda subax kaddib, Aadan  wuxuu ugu yeedhay xaaskiisa qolka fadhiga. Wajigiisu wuxuu u duudduubnaa sida dhul engegan. Wuxuu yidhi:


- "Ma sii wadi karo. Saddex ayaan kugu furay, tag ee xorriyaddaada qaado."


Naadiya way aamusay xoogaa, kaddib waxay gashay qolka jiifka, waxay soo ururisay boorsooyinkeedii, wayna baxday iyadoo aan dib u jeesan. Waxay ka tagtay udugga qaxwada Soomaaliyeed ee aan mar dambe ka heli doonin raaxo, waxayna ka tagtay ninkii aan fahmin in dhaqanku uusan ahayn derbiyo laakiin buundooyin, iyo in xorriyaddu aysan ahayn fowdo laakiin ay tahay ixtiraam dadka kale.

Aadan  furiinka Kaddib, wuxuu guursaday haweeney kale Soomaali ah oo ka timid magaaladii hore, wuxuuna keensaday si ay ula degto Iswiidhan, laakiin wax yar ka dib waxay bilowday inay ka barato derisyadeeda Iswiidhishka ah fikradda xorriyadda. Aadan  wuu garwaaqsaday inaanu isbeddelka waqtiyada ku dhameyn karin furiinka, balse inay tahay isfahamka kaliya. Naadiya se, waxay keligeed u noolaatay sannado, iyadoo diidday inay mar kale guursato, iyadoo sidda nabar daran in xorriyaddu ku qaali tahay si ay u siiso nin aan iyada fahmin.

Haddaba maxaa keenaya gabadha soomaaliyeed marka yurub la geeyo inay dhaqsi isku baddasho? Oo ay xumaanta xorriyad u aragto?

Taas runtii waxay u noqon kartaa heerka ay taagan tahay gabadha xagga fahanka diinta iyo akhlaaqda iyo sharafta ay leedahay.

Dumarka badankooda waa kuwo aan aqoon lahayn. marka ay soo galaan waddamada caddaanka waxay moodayaan inay jannadii soo galeen. meeshana inaysan xisaab jirin. Oo raaxo kaliya ay taallo.

Qaar waxay dhaqsi kula dagaallaan raggooda.

Qaar isla markii niman kale ayay bartaan. Waliba nimanka caddaanka iyagooo moodayo inay taas hormar tahay.

Marka naagaha waxaa ugu xun dumarka iska dhigo kuwa wax fahansan iyagoona jaahil ah. Hadda waad garan kartaa haweenka soomaaliyeed ku lumay yurub dhammaantooda baadiyaha kuwa laga keenay ayay u badan yihiin.

Kuwaas ayaa degdeg isku baddalo marka la geeyo yurub.

Dumarka ka soo jeedo qoysaska wanaagsan inta badan waxay ku noolaadaan nolol wanaagsan.

Muqdisho iyo istook-hoom isku mid ayay u yihiin. Waxay ilaalsataa dhaqankeeda iyo xijaabkeeda.

Laakin naagta dayuuska ah marka ay aragto baararka iyo meelaha kalaabyada isla markii waxay raadinaysaa nolol kale oo dhaqankeeda iyo diinteeda ka fog.

Taas ayaa mushkilada weyn u keento. Dagaalka ninkeeda meesha ayuu ka bilaabanayaa !!

Maxaa ka wada dhigay haweenka soomaalida yurub ku nool garoobo?

Taas ayaa nambar kow ka ah.

Qaar waxayba noqdaan kuwa ku waalan nimanka kale inay la saaxiibaan.


Sheeko odaygii oo gabar dhalinyar lagu daray kadib wax ka tari waayay


Sheekadan waa cajiib gabadhan oo xamar laga waday ugu dambeyn siday u xumaatay oo ay suuq u gashay !!

Waxaa jiray odey lacag lahaa oo shaki badnaa.

Wuxuu ahaa nin dumarka ka baqo. Wuu xishood badnaa.

Markuu dhaafay afartanka ayaa lala taliyay waxaa lagu yiri Xaashiyow maad iska guursatid nin lacag leh baad tahayee Si aad u dhasho ilmo lacagtaas kaa dhaxli karo.

Wuxuu yiri aniga odey ayaan noqday naagta I oggolaanayso waa tee?

Waxaa lagu yiri nin lacag leh naag maba waayo.


Adiga oggolow inaad guursato. Annagaa kuu raadinayno

Nin saaxiibkiisa ahaa ayaa u raadiyay gabar.

Wuxuu soo helay gabar jaamacad dhigato oo qurux badan diyaar u ah guur.

Markuu la kulmay wuxuu u sheegay inuu rabo iyada nin weyn oo lacag leh.

Gabadha maba aysan diidin. waayo hadaf weyn ayay ka lahayd guurka.

Ninkii wuxuu u yimid xaashi wuxuu u sheegay inuu soo helay gabar diyaar u ah guurka.

Xaashi wuu farxay.

Aroos fiican ayaa loo dhigay. Xaashi gabadhii ayuu guursaday.

Markay wax yar is qabeen xaaskiisa oo lagu magacaabo Nuurto ayaa waxay tiri aniga soomaali waa nacay.

Wuxuu ku yiri maxaad ku nacday?

Waxay tiri: dadka oo dhan waxay I leeyihiin nin oday ayaad guursatay. Taas way I dhibaysaa.

Waxaan rabaa inaan halkan isaga tagno oo aan aadno waddan kale.

Ka warran haddaad leen noo soo raadiso oo aan sidaas yurub ku galno.

Xaashi wuu oggalaaday wuxuu yiri waa yahay.

Xaashi wuxuu raadiyay mukhallas oo soo dhameyn karo leen.

Isla markii waxaa loo helay leen labo qof oo dalka ingiriiska ah.

Qarash badan ayuu ahaa.

Leenkii muddo yar ayuu qaatay. ugu dambeyn waxay aadeen dalka ingiriiska.

Nuurto marka ay ingiriiska tagtay Waxay gashay meel luuqadda laga barto.

Xaashina wuxuu iska ahaa nin oday ah. wuxuu u badnaa meelaha soomaalida ay ku sheekaystaan.

Nuurto waxay baratay gabdho soomaaliyeed oo ku noolaa London.

Waxay ogaatay qaabka nolosha dalkaas ay tahay.

Xaashi isagana wuxuu noqday nin u badan qaxwooyinka soomaalida.

Wuxuu ahaa qof jecel fadhi ku dirirka.

Wuxuu bilaabay inuu meesha kusoo daaho habeenkii.

Wuxuu iska qaadan jiray ceyrta la siiyo.

Illeen wuxuu ahaa nin weyn.

Laakin Nuurto waxay bilowday inay indhaha furato.

Waxay bilowday inay ka fikirto ninkan odayga ah sidey uga takhalusi lahayd.

Ma aysan fiirinin ninkan inuu sabab u ahaa ingiriiska inay timaado.

Waxay bilowday inay buuq ku furto.

Oo ay diiddo hadalkiisa.

Waxay biloway inay bannaanka ku soo daahdo.

Waxay joojisay inay cunto u kariso.

Xaashii wuxuu la yaabay Nuurto siday isku baddashay.

Waxaa jirtay islaan ay nuurto qaraabo ahaayeen oo ku noolayd magaalada London. Naagtaas ayaa la dhihi karaa Nuurto iyadaa dirdirtay.

Waayo waxay ahayd habar xaasid ah. Uma rabin gabadhan inay nolol fiican ku noolaato oo ay ninkeeda la joogto.

Nuurto ugu dambeyn boolis ayay ku dalabtay Xaashi.

Waxaa loo yimid habeen.

Xaashi ayaa la qabtay. Waxaa laga saaray guriga.

Waxaana lagu yiri. Haddaad kusoo dhowaato gabadhan meel ay degan tahay iska jir.

Xaashi wuxuu raadsaday meel kale.

Nuurto sidaas ayay ku heshay guri kaligeeda ay ku nooshahay.

Ninkii lacaga badan kasoo bixiyay sidaas ayay yeeshay.

Xaashi wuxuu bilaabay balwad. Wuxuu noqday nin maantoo dhan fikir ku jiro.

Waxaa ka muuqatay dhibaato, ninkii xamar joogay odayga ahaa oo laga dambeeyay inay naag sidan u gasho. taas ayuu u adkaysan waayay.

Nuurto waxay bilowday inay  shukaansato wiil reer London ah.

Wiilkaas waxay ahaayeen isku fac.

Waxaa la yaab badan iyadoo la qabo oo aan wali la furin ayay wiilkaas shukaansi ku bilowday.

Wiilkii ayaa ogaaday naagtan inaan wali la furin.

Wuxuu ahaa wiil fiican wuxuu yiri.

Abbaayo adoo lagu qabo kuma shukaansan karo. Ee marka lagu furo ayaan is shukaansanaynaa.

Nuurto waxay la xiriirtay xaashi iyadoo leh waxaan rabaa inaad madaxayga I siiso.

Wuxuu yiri lagama yaabo inaan ku furo.

Haddaad rabto furiin halkan soo dhig lacagta aan kugu keenay ingiriiska.

Nuurto waxay tiri. Qasab ayaad igu fureysaa.

Wuxuu ku yiri: aan aragno qofkii furiinka igu qasbi karo.

Akhyaar ayay soo dirsatay.

Waxaa fariistay dad akhyaar ah waxaa lagu heshiiyay inay lacagta iska dhiibto.

Nuurto lacagtaas lagu bixiyay ma hayso. waayo Shaqada ay bilowday waa shaqo iska fudud.

Waxaa laga rabaa ijaar iyo nolol.

Waxay go’aansatay inaysan wax lacag bixinin oo ay saaxiib samaysato oo guur ay iska dhaafto.

Adduunka lama waayo xumaan. Waliba gaar ahaan waddamada reer galbeedka.

Waxay bilowday inay la saaxiibto dad kala duwan.

Wiil ayay isbarteen oo ciyaal suuq ah. Waxay ka dhigatay saaxiib.

Wiilkaas wuxuu ahaa qof aan waxba ka baqin.

Ugu dambeyn waxay bilowday inay tagto meelaha caweyska ee baararka.

Waxay bilowday inay qaadato dhar qaab daran.

Dhaqankii islaamka iyo dhaqanka soomaalida wanaagsan way ka tagtay.

Waxay bilowday inay dad badan ajaanib ah la saaxiibto.

Dumarka soomaalida aad bay ugu nugul yihiin arrimahaas.

Waliba marka la tago dibadda.

Ugu dambeyn waxay guursatay nin caddaan ah oo kasoo jeedo yurubta bariga.

Ogow iyadoo aan la furin ayay guursatay !!!

Wuxuu ahaa nin xun oo mashaqeyste ah.

Iyadaa biili jirtay.

Waxay noqotay naag ka duwan nuurtadii soomaali joogtay.

Marka waxaa la dhihi karaa nabsiga odayga ayaa kasoo baxay.

Waayo qofka marka aad xaqqiisa cunto ilaahay wuu kaasoo saaraa.

Nuurto waxay noqotay naag luntay oo dadka meesha ku noolaa ay la yaabeen siday isku baddashay.

Maxaa keenay inay sidan noqoto?

Odeyga ma qaldan yahay mise iyadaa qaldan kaliya?

Waayo isagaa keenay ingiriiska?

Wixii aragti ah halkan kusoo qor adoo mahadsan.



Sheeko gabar ninkeeda ku aragtay hooyadeeda isagoo raaxo kula jiro


Waa sheeko cajiib ah oo lala fajaco. Maamo inay damacdo wiilka qabo gabadheeda ??

Waxay tilmaamaysaa nimanka qaar inaan laysku hallayn karin.

Sidoo kale hooyooyinka qaar iyagana waa dumar u dhaqmo si naago xunxun.

Waxaa laga yaabaa inay damcaan ninka gabadhooda qabo.

Sheekadan waxaa soo warinayo nin dhakhtar ah.

Wuxuu leeyahay:


Anoo ku sugan mid ka mid ah isbitaalada, waxaan si lama filaan ah ula kulmay saaxiibkay isna dhakhtar ah, kaas oo mas'uul ka ahaa qaybta bukaanka isbitalkaas. Wejigiisa waxaa ka muuqatay calool xumo iyo murugo, isagoo eegaya kursi ay ku fadhiday gabadh oo welwelaysa, indhaheeda taagtaagan, ayna ka war qabin waxyaabaha ka dhacaya agagaarkeeda. Muuqaalkeedu wuxuu ahaa mid aad u liito. Waxay u muuqatay qof waalan oo kale.

Markaas ayaan ka codsaday inaan baxo si aanan uga mashquulin hawshiisa. Wuxuu igu yiri "Igu sug xafiiskayga daqiiqado yar kaddib waan kuu imaanayaa". Waxaan ku iri "waa hagaag", waan soo baxay  xaafiiskiisa ayaan soo galay anoo sugaya. Mar uu ku soo noqday xafiiskiisa, waxaa i qabtay xiiso ah inaan weyddiiyo xaaladda gabadhaas. Markaasuu igu fiiriyay indho murugaysan, oo wuxuu yiri: "Maxaad iga rabtaa inaan idhaahdo?" 

Wuxuu yiri gabadhan sheeko yaab leh ayaa qabsatay oo maskaxdeeda sidan u gashay.

Waxay ahayd gabar dhigaysay dugsi. Waxay ahayd mid la qabo, carruurina leh, sida haweenka badankooda oo kale. Waxay ku noolayd farxad iyo rayn rayn. Laakiin waxyaabaha noloshu iyo xaaladda way isbadashaa. Waxay soo kiraysatay shaqaale guri si ay uga caawiso hawsha guriga, carruurtana ula fadhiisato ugula socoto. Iyadu markasta way shakisnayd markay guriga soo wacdo, markay weyddiiso carruurta. Waligood way fiicnayeen.

 Laakiin Maalin maalmaha ka mid ah, markii ay gabadhu wacday guriga siday caadada u ahayd, qofba moobil kama uusan jawaabin. Waxay wacday oo wacday, laakiin qofba moobil kama uusan soo jawaabin. Waxay arrintaas ku noqnoqotay maalmo badan, taasoo gabadhii ka careysiisay oo ay weyddiisay shaqaalahii: "Maxaad moobilka u qaban laa’dahay?" Markaas ay shaqaalihii u sheegtay ninkeedu inuu iyada iyo carruurtaba geliyo qol, kuna xidho, una sheego inayaan soo bixin ilaa ay saacad ka horayso markay ka timaaddo xaaskiisa shaqada.

Markaasay naxdin taabatay gabadhii. Waxaa soo galay shaki kasta oo dhinac walba ah. Waxay bilowday inay ka fakarto siday u furi lahayd sirta waxa dhex marayo ninkeeda iyo naagta shaqaalaha. Waxay ka codsatay gabadhii shaqaalahii inay qaadato taleefankeeda gacanta iyada oo aan ninkeeda ogayn. Waxay ku tidhi: "Markuu ninkaygu ku amro inaad qolka gashaan, waxaad iiga soo dirtaa fariin telefoonka shaqada, markaasaan imanayaa." Shaqaalihii waxay tidhi "waa hagaag, waan samayn doonaa."

Subixii maalin masiibo ah ayay ahayd, ninkii ayaa yimid oo ku amray shaqaalihii inay carruurta qaaddo oo ay qolka galaan. Sidii caadadii ayuu albaabka u xidhay. 

Shaqaalihii isla markii ayey u dirtay gabadhii oo u sheegtay waxa dhacay. Markaasay gabadhii taleefanka ku tidhi: "waan imanayaa guriga", wayna soo dhaqsatay.

Intay guriga timid, ayay gashay iyadoo gacanta saartay laabta. Waxay ka baadhay ninkeeda qol kaste. Ma jirin qol ay ka tagtay waxaan ahayn qolkii jiifka, kaas oo ay gabadhu jeclaan lahayd inuu eber yahay. Markaasay albaabka u kala qaadday...  

Qolka waxa ku jiray ninkeeda iyo  naag  kale.** Laakiin dhibtu ma aha inuu naag kale la jiifay. Dhibta waxay tahay **naagtaas waxay ahayd hooyadeed!**

Taas ayay qaadan waaysay maskaxdeeda.

Markay aragtay hooyadeeda oo qolkeeda jiifka kula jirto ninkeeda meesha ayay ku naxday. Waayo ma aysan filanaynin taas.

Waxay ka shakisnayd naagta shaqaalaha.

Sheekeeyihii wuxuu yiri: Anigoo taas arkay, waan qasnay, waan murugooday, waanan ka taagneyn waayay. Ilimadu way iga daadatay. Noloshayda weligay umaan ilmeyn qof iga dhintay ama gacaliye.

Waxay igu noqotay arrin fajac ah.

Waxaan idinka codsanayaa qof walba oo sheekadan akhrista inuu u duceeyo haweeneydaas inay caafimaad hesho. Waxaa ku dhacay jahawareer xagga neerfaha ah, oo ku dhowaad dilay weligeed. Haweenaydu waayadan xaadirka ah way ka bogsanaysaa waxaa ku socoto daawo. 

Ee u duceeya in Ilaah ka ilaawiyo dhibaatadaas. Ma aysan helin ninkii jeclaa iyo hooyadii naxariista badnaydba.


Waxaa laga qaadanayaa sheekadan in dumarka qaar shahwadooda kaliya ay arkaan.

Horay waxaa loo yiri dumarka ragga kuma heshiiyaan.

Sidey ku dhacday naag inay damacdo nin gabadheeda qabo ???

Waxaa kaloo ay u tahay hooyo.

Meeshii laga rabay inay ahaato qof wanaag ka taliso iyadaaba nafteeda u damacday ninkaas.

Dumarka qaar marka ay shahwo qabato caqligooda wuu ka duulaa.

Bulshada marka heerkan ay gaarto wax kaste ka filo.

Haddii maanta naagtan aysan ogaan lahayn in ninkan hooyadeeda sidan ku samaynayo musiibo weyn ayaa u qarsoonaan lahayd.

Sababaha keena waxaa ugu muhiimsan aqoon la’aanta iyo jahliga.

Waayo falkan oo kale kuma dhaqaaqayo qof wax fahansan.

Qaladka qofka wuu gali karaa. Laakin qaabkan inuu galo waa masiibo daran.

Sidey ku damcaysaa nin gabadheeda qabo oo ilmaha ayay eyeeyada u tahay aabbe u ah !!! ?

Waa arrin lala yaabo runtii.

Maamooyinka qaar waxaas kuma saqajaamaan waayo waxay og tahay ceebta iyo cadaabta weyn ka imaan karto arrintaas.

Waxay iska ilaalinaysaa xumaantaas oo kale inay ku dhacdo.

Bal eeg gabadha sidey nolosheeda uga burburtay.

Waxay noqotay qof waalan oo kale.

Waayo ma aysan ka filnaynin hooyadeeda inay sidan samaynayso !!

Waa sheeko cajiib ah oo lala fajaco. Maamo inay damacdo wiilka qabo gabadheeda ??

Waxyaalaha dhacdooyinkan keena waxaa ka mid ah xiriirka taleefanada iyo baraha bulshada iyo waxyaalaha bulshada lagu dumiyo.

Maanta waxaan oo kale aad buu ugu faafsan yahay bulshooyinka.

Waayo dadka adduunka hoggaaminayo ayaa aad u faafinayo waxyalahaan oo kale.

Sheekada oo dhan waxay noqotay raaxo iyo raaxo raadin.

Xattaa naagaha waaweyn baddaas ayay galeen.

Waagii hore maamooyinka markay gaaraan konton sano tusbaxooda ayay qaadan jireen xattaa nimankooda hal qof inay la seexdaan ma oggolaan jirin.

Laakin hadda naagta iyadoo lixdan jir ah waxay u dhaqmaysaa gabar labaatan jir ah.

Marka casriga ayaa is baddalay.

Waxaa tagay damiirka.

Diinta ayaa ay ka tageen naagihii.

Adiga sideed u  arkaysaa dhacdadan noo soo sheeg.

Haddii aad sheekada ka hesho laayigta  noo saar.


Sheeko wiil eedadiisa dabsaaray iyadaana sabab u ahayd inuu cuno


Sheekada wiilkii eedadiisa oo aabbihiisa qabo qolka asoo la nadiifinayo wax yaab leh ku sameeyay

Wiil xaaska aabbihiisa si qaab daran ugu xadgudbay marka uu le deganaa guriga

Waa sheeko yaab badan oo samankan dhalinyarada joogto meesha ay taagan yihiin tilmaamayso.

wiil dhalinyar ah oo sagaal iyo toban jir ah ayaa wuxuu la noolaa islaan aabbihiisa qabay.


Waxay ku noolaayeen gobol ka mid ah gobalada Kenya.

Wiilka wuxuu ahaa nin ku waalan taleefanka. wuxuu ka daawan jiray waxyaalaha dabsaarka ah. filmo xunxun.

Marka wiilka mar kaste qolkiisa uu ku jiro wuxuu ku mashquulsanaa filimada caddaanka iyo madowga oo lays cunayo.

Wiilka wuxuu bartay nin soomaali ah waxay ka sheekaysteen naagaha soomaalida iyo habka ay yihiin.

wuxuu uga sheekeeyay xaaska aabbihiisa inuu la nool yahay.

ninkii soomaaliga ahaa ayaa wuxuu ku yiri iyada maa dabsaartid.

wuxuu ku boorriyay iyada inuu gaadgaado.

wiilkii wuxuu bilaabay inuu gaaadgaado eeddada.

wuxuu bilaabay inuu qolkeeda galo asoo aan u garaacin albaabka.

maalin maalmaha ka mid ah wuxuu galay qolkeeda wuxuu la kulmay iyadoo hurdayso.

jirkeeda meelo qaar ayuu ka arkay.

markaas ayay soo baraarugtay way ku qaylisay waxay ku tiri aabbahaaga ayaan u sheegaa waad edebdaran tahay.

wuxuu ku yiri waan qaldamay ma ogeyn inaad sidaa tahay.

kaddib way iska cafisay.

maalin kale waxaa dhacday asoo hurdaya ayay qolkiisa soo gashay ayadoo alaab ka rabtay.

waxay aragtay asoo filin daawanayo oo bahlkiisa ku cayaarayo.

waxay la yaabtay wuxuu samaynayo.

intuu naxay ayuu booday waxay ku tiri.

cabdiyow nin weyn ayaad noqotay.

wuu qoslay wuxuu ku yiri maya nin weyn ma noqon. wali waan yarahay.

Waxay tiri maxaad daawanaysaa?

wuu ka qariyay filinka uu daawanayay wuxuu ku yiri riwaayad ayaan fiirsanayay.

eeddada markay kasoo tagtay waxay bilowday inay ka fikirto cabdi dareen ayaa soo galay.

naagaha waad iska taqaanaa habka ay u dhaqmaan.

eeddada way iska oommanayd iyadana waxay bilowday cabdi inay soo dhoweysato.

Waxaa dhacday maalin maalmaha ka mid ah oo waqti galab ay tahay ninkeedana safar dheer aaday.

ayay qorsheysay cabdi inay badda ku riddo.

waxay tiri cabdiyow maanta waxaan rabaa qolkeyga inaan nadiifiyo marka  waxaan rabaa inaad ila qabato shaqadaas.

sariiraha iyo kuraasta waa inaad ila qaaddaa.

sidoo kale armaajada iyo alaabta kale.

cabdi wuxuu yiri waxba kama qabo.

Qolka  ayay wada galeen. iyada waxay wadataa dirac khafiif iyo gorgorad.

cabdina wuxuu wataa funaanad iyo alfalaax.

waxaa bilaabatay shaqadii nadiifinta qolka.

qoftan dareen ayaa ka muuqda wajigeeda.

waxay kaliya u baahan tahay in fuyuuska laga taabto.

marka ay soo qaadayaan alaabta waxaa aad u muuqato kilkisheeda.

cabdi isagana wuxuu dareemayaa eeddada inay wax dareemayso waayo shiirkeeda ayuu uriyay.

naagta marka ay kacsato shiirkeeda ayaa lagu garan karaa.

eeddada waxay ahayd qof buuran oo gadaal u weyn sidoo kale xabad weyn hayso.

iyadana isha ayay ku haysaa buumada ama alfalaaxa cabdi.

cabdi asoo sidaas u yar  ayuu lahaa bahal xadka ka baxay kii dameerka oo kale ah.

marka labaad ay qolka soo galeen sheeko culus ayaa dhacday.

eeddada intay is celin waysay ayay cabdi isku ridday.

cabdinana wuu is reebi waayay.

miyirka ayuu u toosiyay.

baqda iyo dhuqda ayuu kaga yeersiiyay.

waayo foorarka wuxuu leeyahay dhawaaq dhuusada oo kale ah marka ninka alaabtiiisa ay weyn tahay.

marka sheekada dhammaatay naxdin cabdi wuu naxay.

laakin iyada waxay tiri saan inaad tahay kuuma malaynaynin.

dumarka waaweyn dhalinyarada aad ayay u gaadgaadaan.

yaa qaldan eeddada iyo cabdi?


Sheeko jacayl xanuun badan ilmo ayay isku dhali waayeen kaddib ayay guursatay wiil walaalkiisa ah


Sheekadan waxay qabsatay wiil qurbaha ku noolaa.

Gabar abtigiisa dhalay ayaa loo guuriyay. jacayl daran ayaa dhexmaray intay is qabeen. 

Laakin ugu dambeyn way kala tageen waxaana taas u keentay duruufo ay ku qasbanaayeen.

Waxaa kasii xanuun badan waxaa guursaday wiilka walaalkiisa.

Waxaa ka sheekeynaya wiilka arrintaas ay qabsatay wuxuu yiri:





Waxaan ahaa wiil kusoo koray qurbaha. asagoo yar dalkii ka tahriibay, muddo dheer kaddib. oo wax soo bartay kaddibna dalka dib ugu soo laabtay.

Markaan imaaday Afrika gaar ahaan soomaaliya waxaa laygu daray gabadh uu abtigay dhalay, waan guursaday, hal sano kaddib waxaan u kaxeystay mareykanka, anigu shaqadayda waxay ahayd ganacsi, xaaskaygana waxay aheyd gabadh wax soo baratay oo aad ugu firfircoon ganacsiga.

Labo sano kaddib waxaa aad u koray ganacsigayga, waxaana garab weyn igu siisay gabadha aan qabo, heer waxay gaartay inay ayada la wareegto dhammaan shaqadaydii, waxaan go-aaansaday in aan shaqo kale qabto  oo middan  ayada aan u ddaayo,

Waxaan sameynay lacag aad u tira badan. waxaan waddankii ka gadanay guryo aad qaali u ah. boosas  badan. balse hal dhib ayaa jiray oo sababay in aan kala tagno,

Lix sano kaddib oo aan wada joognay ilaahay wax caruur ah naguma izraaqin, waxaan u tagnay dhaqtar. wuxuu noo sheegay in aanan ilmo isku dhali karin. sababo la xariiro cafimaadka. waxaan aadnay dalka dibaddiisa isbitaal walbo oo qaali ah dhammaan dhaqatiirtii waxay nagu dhaheen suurtagal ma  aha in aad isku dhashaan ilmo.

Kaddib habeen ayey igu tiri xaskayga macaanow warqadda furiinka isii oo I fur maxaan iska ag fadhinaa haddii aanan waxbo isku dhalaynin", anigoo ilmaynaayo ayaan ku dhahay waaga hanoo baryo. 

Habeenkii oo dhan ma seexanin waagii markii uu baryay ayaan subixii ku dhahay waan ku furayaa, laakin sideen iskula shaqeynaynaa ayadoo oyeeyso ayeey igu tiri anigaa kaaga tagi hantida ee ifur uun. maanta lacag ma rabo caruur ayaan rabaa ayeey ugu tiri.

Waxaan u sheegay in aan furaayo laakin haddii ay guursato walaalkey oo wax barasho u joogay halkan, aniga iyo ayadana aan sidaas kuwada shaqeysano, ayadoo marna faraxsan marna murugeysan ayeey iga tagtay. laakin subixii dambe ayaan siiyay warqaddii furiinka, walalkeyna wuu iga oggolaaday in uu guursado,  waayo anigaa sabab u ahaa in uu wax barto oo aan keenay qurbaha,

Sidii waxaa ku dhacay arooskoodii. labo ma taano ah ayey u dhashay walaalkey, anigana afrika ayaan aaday waxaan guursaday gabadh kale waxay ii dhashay wiil.

Maanta wali waan wada shaqeynaa aniga iyo dumaashiday iyo walaalkeey.

Waxey noqotay gabadhii aan jeclaa. Haddana waa dumaashiday. Jacaylkeeda qalbigayga kama bixin.

Mararka qaar ninka wuxuu guursanaa naagta uu jecel yahay. Laakin waxaa dhacayso arrin uusan ka fikiraynin.

Taas oo ah guurkooda inuu socon waayo.

Tusaale ahaan wiilkan gabadha abtigiisa markii loo guuriyay way is fahmeen wayna is jeclaadeen weyna wada shaqaysteen.

Laakin waxay waayeen ilmo inay iska dhalaan.

Gabadha ayaana ka dalbatay inay kala tagaan qof walba si uu fursad dhalmo u raadiyo.

Dumarka inta badan caruur ayay rabaan. Guurkooda ma noqdo mid xasillan haddaysan ubad dhalin.

Ragga qaarna waa sidaas.

Laakin wiilkan wuxuu sameeyay arrin xoogaa yaab leh. Taas oo ah in walaalkiisa uu ka dalbado inuu xaaskiisa guursado.

Waxayna taas ka ahayd inaysan ka fogaanin mar walba inuu la joogo.

Taas runtii dhibaato ayaa ka dhalan karto.

Midda koowaad waxaa weeye inaadan illaawin jacaylkeeda.

Waayo maalin kaste ayaad la kulmaysaa. Taas waxay kugu reebaysaa xusuus iyo fikir.

Haddii nin kale isaga ka fog guursan lahaa way adkaan lahayd inay wada kulmaan. Markaas waxay u badan tahay inuu hilamaamo jacaylka uu u qabay.

Laakin hadda way adag tahay inuu jacaylkeeda qalbigiisa ka baxo.

Teeda kale waxaa dhici karto inay isku dhacaan.

Maxaayeelay naag aad horay usoo guursatay way ka fududdahay naag aadan soo arkin.

Shayddaanka aad buu kuugu soo jiidi karaa inaad xumaan gasho.

Marka taas waa halis.

Waxaa laga rabaa qofkaas inuu iska ilaaliyo oo iska yareeyo wadahadalkeeda ama sheekadeeda ama inuu meel la joogo.

Waxaas oo dhan dhib ayuu usoo jiidayaa.

Runtii ragga qaar dumaashida ayay ku dhacaan. Taasna waxaa keenayso naagta inay fududdahay oo aysan iska xijaabin ninka dumaashigeeda ah.

Haddii aarintaas qofka uusan ka feejignaanin halis  ayuu gali karaa.

Xumaanta dhexmarto ragga iyo dumarka inta badan waxay ka timaaddaa qofka inuusan iska ilaalinin waxyaabahan oo kale.

Naagaha inkastoo ay ku kala duwan yihiin xagga dareenka iyo jacaylka haddana qofka waxaa laga rabaa inuu ka fogaado wixii dhib u keeni kara.

Jacaylka waxyaalaha lagu illaawo waxaa ka mid ah qofka inuu ka fogaado qofka uu jecel yahay.

Marka aad ka dheeraato qofkaad jeceshay aayar aayar ayaad u hilmaamaysaa.

Laakin marka aad maalin kaste arkayso naftaada kama baxayo.

Waxaa laga yaabaa habeen walba inaad ku riyooto.

Taas waxay xoojinaysaa jacaylkaaad u qabto.

Teeda kale labada qof is jecel way fududdahay inuu xiriir kale dhexmaro, waayo horay ayay isku soo arkeen.

Mar waxaa la sheegay naag la furay ayaa waxay booqatay ninkii iyada soo furay.

Waxaa la sheegay dibadda inay ka tagtay.

Marka ay booqatay gurigiisa xiriir ayaa dhexmaray.

Xattaa uur ayay qaadday taas waxay ku noqotay fadeexo dadka oo dhan ay ogaadeen.

Marka naag aad horay u furtay guri hala galin.

Marka wiilkan waxaa ku habboonayd inuu ka fogaado gabadhan. Kaliya inay kor iska salaamaan oo aan wax xiriir ganacsi ama shaqo dhexmarin.

Taas ayaa ugu fiicnayd. Waayo markaas jacaylkeeda wuu iska illaawi karaa.

Teeda kale marka naag kale aad guursato waad is illaawsiiin kartaa jacaylkaagi hore.

Nafta waa la hilmaansiin karaa wixii la rabo in la hilmaansiiyo.

Waxay u baahan tahay dulqaad iyo go-aan adag.

Iyo waqti fiican aad ku illaawi karto.

Qofkaba markuu dhinto waa laga sabraa.

Marka jacaylkana waa laga sabri karaa.

Haddii aad halkan soo gaartay waxaan kaa codsanaynaa inaad noo saarto kommenti. sidoo kale inaad laayig noo saarto adoo ku mahadsan.

Wixii fikrad aad hayso halkan noogu reeb.

Haddii aad nagu cusub tahayna kanaalkeena kusoo biir si aad u hesho waxyaalaha xiisaha badan aan soo galinayo.



Sheeko harqaanle shaxaari ah gabar reer baadiye si xun ugu cabbiray dharka


 Gabar ku noolayd baadiyaha ayaa suuqa bakaaraha keeni jirtay caano.

Gabadha waxay ahayd gabar qurux badan.

Waad iska garanaysaa gabdhaha reer baadiyaha inay caano ka dhargeen. Caanaha waxay xoojiyaan jirka.


Xabadkooda aad buu u weyn yahay, ganuun oo kale ayuu noqon. Jirkoodana wuu is haystaa.

Waxay maalin u tagtay nin harqaanle ah oo reer xamar ah.

Markuu arkay gabadha oo wadato dharka soomaalidii hore degta la dhihi jiray.

Abtiyowgana dhinac kasoo muuqdo oo gantaal oo kale u taagan.

Xariifkan wuu soo booday wuxuu ku yiri abbaayo maxaad rabtaa.

Waxay tiri waxaan rabaa in la ii tolo cambuur garbeed.

Dumarka soomaalidii hore ayaa qaadan jiray cambuur garbeedka wuxuu u eg yahay shaati.

Dumarka degta xirto ayaa garbahooda ku asturi jiray.

Waliba waxaa u badnaa naagaha suxul baruurta ah.

Xariifkan wuxuu yiri waa yahay waan kuu tolaa.

Laakin taas waxaa ka horreyso inaan ku cabbiro.

Wuxuu soo qaatay cabbirka wuxuu bilaabay inuu cabbiro.

Laakin cabbirka wuxuu ku dhex qarinayay wax kale.

Maskiinta waxay u malaynaysaa xariifkan cabbirka inuu wali wado.

Isagana wuxuu mar walba ku celcelinayaa mudaneyaasha inuu cabbiro.

Wuxuu ku duubayaa cabbirka.

Ilaa ninkii isbaddalo oo tal noqdo. Shiirkiisa soo baxo.

Wuxuu bilaabay soomaali ha noolaato.

Waa bastiisa. Iyadana wax kama oga. cabbirka ayay u malaynaysaa inuu wali socdo.

Ugu dambeyn wuu mantagay.

Markaas ayuu qaboobay.

Asaa isku mantagay. Sidaas ayuu ku dhammaystay wixii hayay.

Harqaanlayaasha qaarkooda markay dumarka cabbirayaan meelo aan loogu talaggalin ayay gaaraan.

Waliba waxay ka helaan dumarka baadiyaha laga keeno.

Waayo naagahaas wax kama shakiyaan. Waa iska masaakiin.

Dukaamada harqaanka taas waa la wada og yahay.

Waxaad weyddiin kartaa qof harqaanle ah.

Dumarka waxaa laga rabaa taas inay iska ilaaliyaan.

Ragga noocaas ah waa inay iska qabtaan.

Waxaa lagaa rabaa inaad u geyso maro jinkaaga ah si uu maradaas uga qaato cabbirkaaga.

Haddii aad horay u maqashay sheeko la mid ah sheekadan halkan noogu soo qor.

Sidoo kale muuqaalkan laayigta noo saar.


Tahriibka Libya Sahro dhibka ay kala kulantay iyo rafaadka magafe


Sahro waxay ahayd gabar reer Muqdisho ah, oo ka soo jeedda qoys xoogaa ladan, dadkeeduna ay ahaayeen dad dhaqan iyo dad diin lahaa. Waxay ku dhalatay xaafad ka mid ah magaalada Muqdisho, oo dadku is yaqaano, isla markaana lagu yaqaan ciddeeda ganacsiga iyo sharafta.


Aabbaheed, oo ah nin ganacsade ah, wuxuu lahaa bakhaar weyn oo bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku yaal, halkaas oo uu ka iibin jiray alaabo kala duwan sida sonkor, saliid, bariis, iyo waliba qalab guri. Aabbeheed wuxuu ahaa nin daacad ah, oo jeclaa qoyskiisa, waxaanu ku dheeraa caadooyinka Soomaalida, gaar ahaan guurka iyo qoyska.

Sahro iyaduna waxay ahayd arday ku xeeldheer dugsiga sare, waxayna ku caan baxday kartideeda, caqligeeda, iyo himiladeeda badan. Waxay ahayd gabar buuran oo cad oo jir leh, iyadoo ay ku qurux badnayd indhaheedii kaftanka iyo qosolka.

Balse markii ay qurbaha aadeen dad iyada daris la ahayd, Sahro waxay isla markiiba nacday dugsigii ay wax ku baranaysay. Waxay dareentay in aqoonta dugsiga hoose ee Soomaaliya ayan ku filnayn mustaqbalkeeda. Waxay bilowday inay qorshayso sidii ay ku aadi lahayd Yurub, si ay wax u barato, ayna u hesho nolol ka wanaagsan tii ay ku soo kortay.

Laakiin aabbaheed raalli kama uu ahayn inay dibadda aaddo. Wuxuu ku hangoolaa inay guursato oo ay reer yeelato, sida ay caadadu u tahay qoysaska Soomaalida ee dhaqanka ku dhisan. Wuxuu lahaa fikirka ah: "Gabartu meel joogitaankeedu waa gurigeeda, oo ha noqoto hooyo iyo xaas."

Laakiin Sahro baddaas uma caddeyn. Waxay ku adkaysatay inay Yurub aaddo, oo ay hesho baasaboor, ayna ka mid noqoto dadka waddamada reer Galbeed ku nool. Qalbigeedu waxaa ka buuxay riyooyin badan oo ay ka mid yihiin waxbarasho heer sare ah, xorriyad, iyo nolol bilaa dhibaato.

Soomaalidu waxay tiraah: "Waalidku caqliga ayuu u dhintaa carruurtiisa, carruurtuna waxay ku dhintaan raggooda." Run ahaantii, Sahro ma ahayn keligeed. Wiilal iyo gabdho badan oo xaafaddeeda degganaa ayaa isla qorsheeyay inay tahriib ku aadaan Yurub iyagoo maraya Liibiya. Waxay rumaysnaayeen in Liibiya ay tahay albaabka Yurub.

Marka la tago Liibiya, waxaa la raacaa doomo yaryar oo halis ah, oo inta badan buux dhaaf ka dhaco. Mararka qaar, doonta waxaa qariya mawjadaha badda, ama waxaa ay ku dhacdaa roobab ama dabaylo daran. Markaas ayay dadku ku baabba’aan, iyagoo aan gaadhin hadafkii ay ku talo jireen.

Sahro iyadu ma ay dareemin khatartaas. Waxay indhaha ku haysay kaliya riyadii hore ee Yurub, iyo mustaqbalka ay samaysan lahayd. Ma ay qaadan sheekooyinka naxdinta leh ee tahriibku la socdo.

Ugu dambeyn, Sahro iyadoon cidna u sheegin, ayey raacday kooxdii ku go-aansaday inay Liibiya aadaan. Habeen habeenada ka mid  ah ayey uga baxday gurigooda, iyadoo qalbiga kaga tagtay walaal iyo waalid.

Markay baxeen, waxay soo mareen dalalka Itoobiya, Suudaan, iyo dalka Nayjer, iyagoo ku safraya baabuur duug ah oo burbursan. Waddooyinka waxaa ka buuxa amni darro, iyo hangool oo khatar ah.

Ugu dambeyntii, waxay gaadheen dalka Liibiya, oo dadku u yaqaaniin meel ay tahriibayaashu ku dhacaan dhibaatooyin aan xad lahayn.


Inta ayan gaadhin meeshii ay u socdeen, waxaa soo foodsaaray dhibaatooyin isdaba joog ah. Waxaa ka mid ahaa gaajo, harraad, cudurro, iyo cadaadis nafsi ah. Halistu waxay ahayd mid joogto ah, iyagoo aan xitaa ku kalsoonaan karin isla safaradooda.

Nasiib darro, Sahro iyo kooxdeedii waxay gacanta u galeen magafe nin ah oo loo yaqaanay cadaawad iyo dulmi. Magafayaashu waxay ka tirsanaayeen kooxo hubaysan oo Liibiya ka talinaya, ama kuwa ka faa’iidaysta tahriibayaasha.

Sahro waxaa lagu xiray qol mugdi ah, oo leydin la’aan ah. Waxaa laga rabay lacag badan si loo sii daayo. Raggaas waxay iyaga u haysteen iyadoo la sii wado jirdil iyo hanjabaad.

Rafaad iyo cunto la’aan ayaa ku dhacday saaxiibadeeda. Maalmaha qaarkood, waxaa la siin jiray qaan oo biyo ah, maalintana waxay ku noolaayeen in yar oo rooti ah.

Aabbaheed markii la gaarsiiyay in gabadhiisa magafe haysto, odeygu aad buu u murugooday, oo wuxuu yiri: "Anigu ma aan filaynin inay gabadhaydu isku ridayso dhibaatooyinkan culus. Hadday ii sheegi lahayd, waan ka hor istaagi lahaa."

Hooyadeed, oo ahayd qof jilicsan oo badanaa aamusnaan lagu yaqaano, kabasii daran! Waxay gashay murugo iyo argagax lama filaan ah. Inta ay gacmaha is qabatay ayey qaylisay: "Gabadhayday! Maxaa igaga yimid?"

Magafe, sida la wada og yahay, waa nin aan naxariis lahayn. Dadka qaarna wuxuu ku garaacaa jeedal iyo ulo, qaarna wuxuu u geystaa dhaawac fool leh. Dumarka qaarkood jirdil daran ayaa loo gaystaa, iyadoo loo geeysto xadgudub galmo ama garaac jireed. Nolosha Liibiya waxay ka mid tahay meelaha ugu adag dunida.


Cunto fiican lama helo. Dadku waxay ku nool yihiin gaajo joogta ah. Cuntadu haddii ay timaaddo, waxay u badan tahay rooti qalalan iyo biyo wasakh ah.

Sahro iyadu waxay ahayd gabar caafimaad qabtay, oo jirkeedu ahaa mid buuran oo taagnaa. Laakiin wax yar gudaha Liibiya markay joogtay, waxay isku badashay qof lafo dhuuban, midabkeeduna wuxuu noqday mid cawl ah, oo caafimaadkii ka baxay.

Indhaheedii oo markii hore baraarugga ahaa, hadda waxay noqdeen kuwo hoos u dhacay. Ma ahan oo kaliya jidhkeeda, laakiin ruuxdeedana dhibaato ayaa ku dhacday.

Waxaa intaas ku sii dheer, jirkeeda oo dhan wuxuu noqday nabaro iyo fiilooyin. Waayo, ma jiraan biyo lagu qubeysto, meeshana waa dhul aad u kulul, oo kulaylku gaadho ilaa afartan darajo. Dadka waxaa lagu hayaa qolal loogu talagalay xoolaha, oo aan hawo fiican lahayn. Hurdo fiican lama helo, waayo habeenkii waxaa la maqlaa qeylo iyo hub lagu garaaco meel.

Sahro meeshaas way ku rafaadday. Waxay qaadatay waqti dheer iyadoo la xumeeyo, la garaaco, laguna hanjabo in la dilo.

Aabbaheed markuu ogaaday xaaladda, wuxuu u diray lacagtii laga rabay in la bixiyo. Lacagtaas oo u dhigantay seddex kun doolar, 

Ugu dambeyn, Sahro waa laga soo bixiyay meeshaas cadaabta ah. Waxaa loo soo celiyay Soomaaliya, iyadoo ay ku jirto xaalad aad u liidata. Waxaa la keenay gurigooda iyadoo ay taallo wax u eg qof jirro cudur daran ku dhacay. Indhaheedu way liitaan, jirkeeduna waa laalaabmay.

Markii ay soo kabsatay wax yar, ayey u sheegtay aabbaheed inay qaldantay, kuna tiri: "Aabbe, waan dareemayay inaad ii diidaysay tahriibka. Sidaas darteed waan kaa qariyay safarkayga. Waxaan rajeynayay inaan Yurub galo oo aan kaa farxiyo, laakiin waxaan helay wax ka xun cadaab."

Aabbeheed wuu cafiyay, oo ka ilamadeeyay indhihiisa markuu arkay xaaladda ay ku soo noqotay. Sahro waxay go’aansatay inaysan mar dambe aadin tahriib wax la yiraahdo. Waxay tidhi: "way igu filan tahay dhibaatooyinkii Liibiya, oo aanan weligay ku noqon khatartaas."

Laakiin, rafaadka Liibiya, inkasta oo uu yahay mid ba'an oo culeys ku ah qof walba oo soo maray, haddana dadka Soomaalida qaarkooda badan oo ilaa iyo hadda Yurub ku riyoonaya, ma aaminsana wixii loo sheego. Waxay yiraahdaan: "Anagu ma noqonayno sidii Sahro. Annagu baraaktis ahaan ayaannu u gudbi doonnaa."

Qof kasta oo ka warrama tahriibka waxa uu leeyahay fikirkiisa, laakiin Sahro waxay noqotay tusaale  qof ku dhacay riyo been ah oo uu ka dambeeyay jahligiisa iyo hangoolkiisa.

Jacaylka Yurub wuxuu noqday mid Soomaalida qaarkood ay ku dhintaan, kuwa kalena ay ku ba’aan. Ma aha in Yurub laga helo wax aan laga heli karin halkan, laakiin waa in lala socdaa khatarta iyo halista ay leedahay.

Adiga sideed u aragtaa waxa Sahro samaysay? Waxay u egtahay mid qalad weyn la timid, laakiin iyadu waxay ahayd qof ay riyadiisu ka badnayd caqligiis.

Waligaa ma maqashay xaaladda Sahro oo kale?

waxaa jira qaar badan oo Soomaali ah oo isla marayay waddo taasi, qaar ku dhintay, qaarna ku soo noqday iyagoo taariikh naxdin leh dhaafay.