Sheekooyin kulul oo ku saabsan dumarka la qabo kuwa lasoo furay shukaansiga gabdhaha sheeko macaan iyo nolosha guud

Gabar sheegeyso hooyadeeda inay guurdoon tahay qarashkana iyada bixinayso


Gabar soo dhigtay barta feesbuuk muuqaal yaab badan.

Waxay dalbanaysaa wax waligaada aadan maqlin.

Waxay leedahay hooyadayda waa guurdoon.

Nin ayay u baahan tahay.


Haddaba muuqaalka wax yar ka daawo.

Waxay leedahay:

Labaatan sano ayay isoo korinaysay.

Gurigeeda iyo jiifkeeda waa diyaar.

Waxaa yaab badan dhiirranaantan oo dumarka soomaaliyeed ay sidan u dhiirran yihiin.

Waagii hore gabadha ma aysan gali jirin afaaraha hooyadeeda.

Immisa naago garoob ah ayaa jiro oo dhalay ilmo. Ilmahooda markay weynaadeen sidan aan kula dhaqmaynin.

Maxaa keenaya inay gabadhan oo hooyadeeda sidan usoo bandhigto.

Hooyada waa qof weyn hadday guur u baahan tahay way guursan kartaa. waana helaysaa nin iyada rabo hadday raadiso.

Laakin in sidan loo bahdilo hooyada waa arrin yaab badan,

Muuqaalkan dadka qaar way ka shakisan yihiin.

Waxay leeyihiin naagtan waxay u eg tahay inaysan dhalin gabadhan.

Waayo qof waalidkiisa sidaas uma gali karo.

Hooyana lagama yaabo inay sidaas raalli ku noqoto.

Haddii ay guur u baahan tahay hab kale oo asturan ayay ku raadsan kartaa.

Waxaa kasii daran markay shegayso in laabaatan sano aysan nin arkin.

Bal daawo waxay leedahay.

Waxay ka waddaa duqda waa oomman tahay waa la hayaa oo dubbe ayay u baahan tahay.

Marka guurka cayaar ma aha. Siiba raaxada sariirta marka laga hadlayo.

Gabadha inay hooyadeeda sidaas u gasho munaasib ma aha.

Muuqaalkan wuxuu tilmaamayaa isbaddal weyn oo bulshada soomaaliyeed ay gashay. Waayo haddii ay hooyadeeda tahay waa arrin yaab leh. Waligeeda ma aysan dhicin gabar inay sidan ugu dhiirrato arrin xassaas ah oo la xiriirta mustaqbalka guurka hooyadeeda.

Sidey ku dhihi kartaa labaatan sano nin ma aysan arkin.

Arrimahaas oo kale ilmaha inay kala hadlaan ma aha waalidkooda.

Waayo waa arrimo sir ah oo aan la rabin in la wax laga ogaado.

Ka warran haddaad u tagto hooyadaada oo aad weyddiiso su’aalo la xiriira gogosheeda iyo siday u raaxaysato.

Waa arrin halis ah oo tilmaamayso bulshada inay burburtay.

Dhaqanka soomaalida wuu is rogi rabaa haddaan laga gaarin.

Sheeko culus ayaa ka socota dalka.

Gabar inay soo duubto hooyadeeda iyadoo fadhisa qolka jiifka oo leh hooyo waa la haayaa ee way oomman tahay nin ayay u baahan tahay.

Arrintaas waa arrin cusub oo bulshada soomaaliyeed aysan garan jirin.

Waxaa kaloo aad ogaataa burburka dalka wax badan ayuu baddalay.

Ummad marka ay burburto oo ammaanka iyo nabadgalyada ay seegto oo xumaanta ay ku faafto dhaqankooda aad buu isku rogaa.

Waxaa kaloo kaalin weyn ka cayaaray khadka internetka oo noqday goob furan oo qof kaste mantaggiisa kusoo daadiyo.

Waxaa aad u saameeyay gabdhaha dalka ku nool waxyaaalaha ay ka arkayaan naagaha soomaalida oo qurbaha ku nool oo wada garoobo ah.

Kuwaas oon baqin wax walba sheegaya.

Waxaa la sheegay gabar caan ah inay soo duubtay muuqaal iyadoo musqusha ku jirto oo caag kaadi waddo oo leh uur ayaan iska baarayaa.

Bal eeg dhiirranaanta gabadhaas.

Taas waxay keenaysaa inay ku daydaan gabdhaha yaryar oo waddanka ku nool oo haysta moobeelada.

Waxaa kaloo jiro kuwo ku nool yurub habeen kaste tiktok soo dhiga hadallo aan loo adkaysan karin.

Waxay ka sheekeeyaan alaabtooda iyo waxyaalaha ay sameeyaan.

Waxaas oo dhan saameys weyn ayuu ku yeelanayaa bulshada soomaali ku nool.

Kuwaas aad u jeeddo dhammaantooda waa wada garoobo.

Waxay tageen yurub iyagoo garoobo ah.

Ama waxay iska fureen ninka markay arkeen nolosha qaabka ay tahay.

Naagta marka yurub la geeyo waxay helaysaa lacag iyo guri markaas ninka dhaqsi ayay uga takhallusaysaa.

Kaddib waxay ku noolaanaysaa nolol firiii ah.

Meeshay rabto ayay aadaysaa. Waxay rabto ayay samaynaysaa.

Waxaad arkaysaa inuu xishoodka dhan ka tagayo.

Waxay soo  galaysaa laayifka waxay ka hadlaysaa waxyaalo aan afkaaga soo qabanaynin.

Dumarkaas waxaa laga yaabaa qaar inay sidaas lacag ku qaataan. waayo bulshada ayay burburinayaan.

Caadi ahaan naagta marka waxaas ay ka hadlayso waa inay dhibsataa. Illeen nafta waxaas ma oggola.

Laakin haddii lacag lagu siinayo waxyaalahaas maxaad u malaynaysaa inay samaynayso.

Illeen waxay burburinaysaa dhaqanka ubadka hadda soo korayo.

Hadda gabadhan hooyadeeda muuqaalka kasoo duubtay oo sheegaysa inay nin u baahan tahay waxaas oo kale ayay aragtay. dumarka garoobada aan naxaynin ayay daawatay.

Markaas waxay ka qaadday geesinimo iyo dhiirranaan.

Haddii hooyadeeda berri la guursado waxaa laga yaabaa inay soo fariisato laayifka oo ay ka sheekayso habeenka aqalgalka hooyadeeda.

Waxaas oo dhan waa arrin laga fajaco runtii.

Haddiiba ay sheegtay in hooyadeeda ay labaatan sano wax arkin ma foga inay ka hadasho habeenka aqalgalka sidey u dheregtay oo ay  u raaxaysatay.

Taas oo kale ninka hooyadeeda guursaday sidey u aragtaa?

Malaga yaabaa inay ka xishooto ??

Runtii isbaddal weyn ayaa jira oo dhaqanka soomaalida rogay.

Waxaa kaloo muhiim ah in laga hadlo.

Bulshada waxyaalaha gaarsiiyay meeshaan waxaa ka mid ah kaalinta aabbaha oo la waayay.

Hadda gabadhan aabbaheeda aaway?

Waxay u muuqataa hooyakoris inay tahay.

Ninka waxaa laga yaabaa inuu furay ama ka dhintay.

Marka ilmaha hooyo kaliya ay soo koriso la mid ma aha marka labada waalid dhexdooda ay kusoo koraan.

Sidaa awgeed dadka qoysaska fasahaadinayo waxay ku dadaalaan furiinka inuu bato.

Ilmaha soomaaliya badankooda hooyo ayaa soo korisay.

Cunugga marka hooyo kaliya soo koriso shakhsiyaddiisa way ka duwan tahay marka labada waalid ay soo wada koriyaan.

Dumarka dibaddana waa sidaas ninka intay guriga ka saaraan ayay ilmaha lacag ku qaataan. Markaas dhaqanka ilmaha wuu is baddalaa. Waayo aabbe lama joogo guriga ay deggan yihiin !!

Haddii aabbaha kaalintiisa kasoo bixi waayo ilmaha meel xun ayay ku dhacaan.

Garoobada ka shaqeeyo suuqa bakaaraha waxaa la sheegay inay aad u badan yihiin.

Waxaana dayacay ragga soomaaliyeed oo soo furay.

Naagta waxaa laga rabaa in la biilo ilmaha ay koriso oo aabbaha soo shaqeeyo.

Taas haddii la waayo waxaad la kulmaysaa bulsho aad u liidata dhaqan ahaan.

Marka wixii aragti aad qabto halkan noogu reeb.

Gabadhan miyay ku saxan tahay hadalkan ay ku hadlayso ama way ku qaldan tahay.

Adiga malaga yaabaa inaad sidaas samayso.

Wixii fikrad ah halkan noogu soo qor.