Sheeko naag la qabo wiil dhalinyar xiriir jacayl la samaysay kadib lagu qabtay
Xaafadda Hodon ee magaalada muqdisho waxaa ku noolaya naag la qabo oo afartan jir ah, ninkeeda wuxuu ahaa ganacsi qof ku jira. Inta badan iyada ka maqan.
Naagtaas waxay ahayd naag dhaqan oo
guri fiican deggan nolol fiican ku nool.
Waxaa kaloo ay ahayd naagaha
dareenka badan oo ninkeeda aysan ka heli jirin wixii ay u baahan tahay oo raaxo ah.
Waxaa dhacday inay ka fikirto
qolalka talegaraamka inay gasho oo ay wiilasha la sheekaysato.
Waxay ka baratay wiil dhalinyar ah
oo sagaal iyo toban jir ah. Waxay bilaabeen inay sheekaystaan.
Waxay uga sheekaysay in la qabo oo
ay oomman tahay, ninkeeda inaysan ka helin waxyaalaha ay rabto.
Wiilka isna wuxuu ahaa dhalinyarada
hadda soo baxday oo aan ka baqin naagaha waaweyn. Wuxuu yiri aniga waan ka
helaa inaan la sheekeysto dumarka waaweyn.
Marka ninkeeda maqan yahay khadka
ayay galaysaa waxay la sheekaysanaysaa wiilka.
Waxaa lagu magacaabayay Abdi yare,
waa wiil aan ka nixin inuu wax kaste sameeyo.
Wuxuu bilaabay kaamirada inuu u
furo. Wax kaste ay rabto uu u sameeyo.
Iyadana waxay bilowday inay wax
kaste uga sheekayso.
Ugu dambeyn wuxuu ka dalbaday inay
is muujiso sida isaga uu u sameeyo iyada.
Waxay tiri aniga waa lay qabaa waxaan ka baqaa muuqaal haddaan ku tuso inuu fakado oo ninkayga uu gaaro.
Wuxuu yiri cabdi adoo niqaab xiran
waad I tusin kartaa.
Waxay tiri waa yahay. Waxay bilowday
inay kaamirada u gasho oo uu arko wixii uu ka rabay.
Labadooda meel fog ayay isla
gaareen.
Waxay u sheegtay dhalinyarada inay
ka hesho oo ay neceb tahay odeyaasha caloosha weyn.
Ugu dambeyn waxay ku heshiiyeen inay
is arkaan, waxay tiri waxaan rabaa inaan kulanno.
Wuxuu yiri waa okey laakin halkeen
ku kulmaynaa.
Waxay tiri gurigayga. Waxaa laga
yaabaa xaajigayga inuu Dubai aado oo usbuuc uu kusoo maqnaado. Adiga waxaad ii
imaanaysaa adoo iska dhigayo qof guriga wax ka samayn rabo.
Maalin ayay taleefan u dirtay waxay
iska dhigtay qof u baahan in wax loo sameeyo.
Wiilka ayaa yimid. Guriga waxaa ku
noolaa qof kale qaraabada ninkeeda ah.
Waa naag walaashiisa ah oo weyn.
Si aan looga shakinin wiilka waxay
tiri iska dhig qof korontada sameeyo.
Wiilka wuxuu soo galay guriga waxay
galisay qolkeeda oo ay tiri korontada ayaa wax ka hallaysan.
Naagta guriga la deggan ma dareensana in sheeko kale
ay meesha ka socoto.
Wiilkii asoo qolka ku jira ayay ugu
gashay meesha sheeko culus ayaa ka bilaabatay.
Wiilka wuu ka qabsaday. Sida la og
yahay naagaha waaweyn dareenkooda wuu badan yahay, waxay uga baahan yihiin
nimankooda shaqo culus, haddii naagta aad ka yarayso waxaa laga yaabaa inay kaa
fakato.
Naag buuran ayay ahayd oo gadaal u
weyn.
Naagahaas waxay inta badan gaadaan
wiilasha dhalinyarada ah.
Haddana maalin kale ayay wiilka u
yeertay iyadoo ka dhigayso qof korontada qolka sameynayo.
Wiilka wuu yimid qolka ayuu galay.
Iyadana way ka daba gashay.
Naagta la dhalatay ninkeeda oo
ilmaheeda eeddadooda ah oo guriga kula
noolayd waxay ka shakisay waxa qolka ka socda.
Waayo dumaashideeda way soo daahday.
Waxay is weyddiisay qolka maxay ka
samaynaysaa. Waxay soo xusuusatay markii koowaadna inay qolka wiilka la gashay.
Eeddada ayaa tartiib usoo socotay
iyadoon la dareemin qolka albaabkiisa oo gaarfeed ahaa ayay eegtay waxay
aragtay arrin lala yaabo.
Way naxday.
Si kadis ah ayay qolka ugu gashay.
Meeshii fadeexo ayaa ka dhacday.
Wiilka intuu booday ayuu soo orday,
dumaashida wejiga ayay hoos u jeedisay iyadoo xishoonayso.
Naayaa maxaa kugu dhacay ?
Waa ceeb waa lagu qabaa. Isla markii
ayay wacday walaalkeeda dubai ku maqan waxay u sheegtay waxa dhacay.
Ninkeeda labo maalmood kaddib wuu
soo laabtay. markuu guriga yimid naagtiisa ayuu weyddiiyay waxa dhacay oo la sheegayo
ma sax baa?
Way qiratay waxay u sheegtay inay
qaldantay oo uu shayddaan ka adkaaday.
Ninka wuxuu u yeeray walaashiisa
wuxuu ku yiri sheekada halkan ku dami.
Meesha ayuu ku cafiyay.
Wuxuu yiri haddii mar dambe aad
waxaas samayso kuma cafinayo, hadda waxaan kugu dhaafay ilmahaaga dartood.
Waxaan u diiddanahay ceeb iyo
fadeexo.
Ninkan falkiisa sideed u aragtaa?
Wixii aad ka qabto hadalkiisa iyo
sheekada naagtiisa halkan ku reeb.
