Gabar lacag jeclayd oo nin xun u gacan gashay oo sharafta ka halleeyay
Gabar aad dhuuni u ahayd ayaa wiil baratay oo ka dhashay reer lacag leh.
Wiilka markuu ogaaday gabadha inay lacagta ka hesho ayuu shukaansaday. Maalin markay si fiican u sheekaysteen Wuxuu u sheegay inuu diyaar ula yahay haddiyad inuu usoo iibiyo.
Wiilkii maalin maalmaha ka mid ah
wuxuu usoo gaday gabadha dhego dahab oo qaali ah.
Markuu u keenay uu gacanta ka saaray
dahabka Aad bay ula yaabtay waxay tiri waligey isma dhahaynin nin baa qarashkan
ku siinaya.
Wiilka wuxuu yiri: abaayo wax walbo
waan kuu sameynayaa.
Adigana waxaan kaa rabaa inaad ii
sameyso waxa aan rabo.
Waxay tiri maxaad rabtaa oo aan kuu
sameeyaa?
Wuxuu yiri waad iska garanaysaa waxa
aan rabo.
Waxay tiri maxaa waaye ii sheeg?
Wuxuu yiri diiqa wuxuu doorada ka
rabo !!
Waxay tiri:
Haddaan ku fahmay !! af wax cuney
xishoow.
Waa diyaar macaane. Dooradaada ayaan
ahay hadda kaddib
Wiilkii wuu ka gaaray danta uu
lahaa.
Naagaha lacagta jecel halis ayay ugu
jiraan in lagu baashaalo. Naagta markay lacagta ka hesho si sahlan ayaa loo
qaban karaa.
Run ahaan dumarka taas way ku kala
duwan yihiin.
Dumar waxaa jiro lacag aan arki
karin. Wax kaste ayay dhiibaysaa marka lacag loo sheego.
Qofka wuxuu dhihi karaa naag kaste
lacag way jeceshahay ee maxaa laga wadaa dumarka lacagta jecel?
Waa run ruux walba lacagta wuu jecel
yahay. Laakin waa lagu kala duwan yahay.
Jacaylka xadka ka baxsan ee lacagta wuxuu
keenayaa naagta inay lacagta ka hormariso wax walbo.
Dumarka noocaas ah jirkooda xattaa
waa sahal in wax lagu sameeyo si ay lacag u helaan.
Gabdhaha qaar marka ninka ay lacag
ku arkaan waxay u oggol yihiin inuu baashaaliyo.
Qaarna lacagta waxba kuma samayn
karto.
Sharaftooda ayaa uga muhiimsan.
Naagta waxaa laga rabaa inay u
dhaqanto qaab sharaf leh, ma aha ragga inay isku dhedhejiso.
Gabadha nimanka daba socoto waxay
kala kulmaysaa liidnaan iyo dhibaato.
Waayo naagaha waa sida hilibka oo
kale, ragga markay ku arkaan inay fududdahay way damcaan.
Dumarka badankooda waxaas ayay kala
kulmaan ragga xunxun.
Gabdhaha lacagta jecel way sahlan
yihiin in xumaan lagu sameeyo. Taas shaki kuma jiro.
Gabar hadday nin lacag ka qaadato
waxay ka dhigan tahay taas in jirkeeda ay u oggolaatay.
Ninka markuu naagta lacag siiyo wuu
ku dhiirradaa.
Naagahaas nafsi ahaan ayay u jirran
yihiin, dumarka xun lacag ayay ragga weydiistaan.
Hadal gabdhaha ku socdo abbaayo waligaa
mowqofkaan oo kale makusoo maray. Nin lacag ku siiyay inaad u fududeyso makaa
dalbaday.
.jpg)