Sheekadii wiilka dumarka jiingadaha musqusha ka daawan jirtay oo la qabtay
Sheekadan waxay ku saabsan tahay wiilkii oo musqulaha boqa dumarka ka fiirin jiray oo ugu dambeyn arrin yaab leh qabsatay
Waxaa jiray wiil aad uga heli jiray inuu xamar musqulaha jiingadda boqa ka qaraabto.
Wuxuu gaadaa marka islaan ay qubeys u gasho.
Wiilka wuxuu ku waalnaa inuu meelahaas wax ka raadiyo.
Wuxuu ku noolaa xaafadda boondheere.
Maalin asoo maraya guri agtiisa ayuu jiingadda musqusha agteeda istaagay. Wuxuu iska fiirinayay dadka waddada socdo.
Musqusha waxaa ku jirtay naag qubeys u gashay. Waxay ahayd naag buuran joog iyo jamaal leh.
Wuxuu isku dayay jeexa jiingadda inuu isha saaro.
Markuu ag tagay jiingadda boqeeda Islamarkii oday meesha joogay ayaa u yimid oo qabtay.
Wiilka aad buu u naxay.
Wuxuu ku yiri maxaad halkan ka samaynaysaa ?
Wiilkii asoo naxsan wuxuu garan waayay wax uu ku hadlo.
Bahalkiisa soomaali hanoolaato ayuu ku jiray marka odayga qabanayay isagoo wax daawanaya.
Odayga wuxuu geeyay meel ay joogaan dhalinyar.
Wuxuu ku yiri wiilkan shaqo ka qabta.
Waa wiil edebdaran wuxuu ka ugaarsadaa boqyaasha musqulaha.
Magaalada muqdisho wiilka nafta ayuu u keenay.
Xattaa saabuunta iyo shaambooyinka ayuu musqulaha ka xadi jiray.
Xaafad kaste wuxuu raadiyaa guryaha jiingadda si uu indhaha ula raaco musqulaha.
Wuxuu ka heli jiray dumarka jareerta ah.
Ugu dambeyn si fiican ayaa loo garaacay. Marka la kululeeyay wuxuu yiri mar dambe u noqon maayo.
Markaas taleefankiisa ayaa la baaray haddii uu wax sawiray iyo haddii kale. Hal sawir xun ayaa laga helay. Waana laga tirtiray.
Markaas ayaa lasii daayay.
Ragga noocaas ah sidaas markay u bartaan wax kale kama helaan.
Waxay u arkaan dumarka inay meesha ka daawadaan raaxo macaan ah.
Wuxuuna gaaraa macaanka uu rabay
Taas maxaa keeni kara?
Waa su’aal muhiim ah?
Inta badan waxay u noqonaysaa filimada xuxun ay daawadaan.
Markaas wuxuu raadiyaa dumar isha uu ku xado.
Qaar ayaa sidaas ku gaaro raaxada ugu dambeysay.
Qofkii arrintaas u barto wuxuu noqonayaa qof aan iska reebi karin. Waa balwad aad u daran.
Taas maxaa keeni kara ayaad is leedahay?
Waligaa ma maqashay nin sidaas ah.
Haddii ay jiraan noo soo sheeg habka aad ku aragtay.
Fadlan noo soo qor wixii aragti aad hayso.
