Sheekadii Duniyo gadaal u weyn oo shaqo kaste lagsoo eryey
Gabar soomaali ah ayaa waxay ka shaqeyn jirtay dukaan dhar magaalada Jidda ee dalka sacuudiga.
Naagtaas dhowr shaqo ayaa lagasoo eryay mana aysan ogaan jirin sababta looga soo eryayo.
Ugu dambeyn waxay tagtay dukaan dhar oo nin soomaali iska leeyahay.
dukaankaas ayay ka shaqeyn jirtay.
dadka dukaankaas wax ka iibsanaya waxay ku mashquulayaan gadaasheeda.
ninka dukaanka iska lahaa wuu dareemay.
qof nin ah markuu dukaanka wax ka iibsanayo oo gabadha ay dhar usoo qabanayso markay soconayso wuxuu indhaha ku aaddinaa dambeedkeeda.
Gabadha waxay lahayd magac caan ah waxaa la dhihi jiray Duniyo gadaal u weyn.
ragga dukaanka wax ka iibsada meel kale ma aysan ka fiirin jirin.
Maalin waxaa joogay dukaanka badrooniga waxaa yimid labo nin carab ah.
waxay rabeen inay iibsadaan dhar.
badrooniga wuxuu u yeeray duniyo wuxuu ku yiri bax soo qabo dharkaas.
duniyo markay timid labadii nin wayba illaaween dharka ay u socdeen.
waxay ku mashquuleen duniyo.
marka ay dukaanka gudaha u gashay oo ay soo qaadday dharka.
waxay rabaan inay shukaansadaan oo ay la sheekaystaan.
ninkii dukaanka iska lahaa wuxuu ku xanaaqay labadii nin.
markay baxeen ninkii dukaanka iska lahaa wuxuu ku yiri.
duniyow adiga leey kugu mashquulayaan dadka.
waxaan rabaa inaan shaqada kaa joojiyo.
duniya waxay tiri maxaa dhacay.
wuxuu yiri nimanka indhahooda meel kale kaama eegayaan.
waad mashquulisay.
dukaankii ugu dambeeyay sidaas ayay uga tagtay.
dumarka gadaal u weyn dhibkaas ayay leeyihiin.
duniyo sidaas ayay shaqadeeda ku waaysay.
Duniyo waxay ka fikirtay sidey u yarayn lahayd dabada.
waxay u tagtay dhakhtar waxay ka dalbatay inuu daawo usoo qoro oo gadaal lagu yareeyo.
dhakhtarkii wuxuu usoo qoray dhowr kaniini.
wax isbaddal ah kama dareemin.
haddaba dabada maxaa weyneeya?
sida badan waa dhaxal. gabadha waxay ka dhaxlaysaa familkeeda.
waxaa dhici karto ayeeyo ama hooyo ama eeddo ama habaryar.
dhammaan way ka dhaxli kartaa.
dumarka gadaal u weyn jidka markay socdaan dhalinyarada oo dhan way fiiriyaan.
waliba marka ay caato tahay oo meesha kaliya ay ka weyn tahay.
duniyo iyo gabdhaha la midka ah way dhibban yihiin.
waxay ku fiican yihiin nin gadaal ka helo inuu guursado.
waayo ragga qaar aad bay u jecel yihiin dumarka dambeedka weyn.
Waayo qurux ayay u arkaan.
marka adiga haddaad nin tahay sideed u aragtaa duniyo.
malaga yaabaa duniyo oo kale inaad guursato.
amawaxaad tahay ragga aan ka helin dumarka buuran?
wixii aragti ah halkan kusoo qor adigoo mahadsan.
sheekadana sii faafi.
