Sheekooyin kulul oo ku saabsan dumarka la qabo kuwa lasoo furay shukaansiga gabdhaha sheeko macaan iyo nolosha guud

Gabadhii dabada weynayd oo dhakhtarka u tagtay si uu uga yareeyo


 Sheeko naag gadaal ka cayishay oo rabtay in laga yareeyo oo dhakhtarka cayilka iyo caateynta u tagtay

Gabar ayaa ahayd caato laakin gadaal ayay u weynayd.

gabadhii waxay ka fikirtay inay aaddo dhakhtar.

Waxaa taas kula talisay gabar ay saaxiibo ahaayeen.

waxaa loo sheegay nin soomaali qurbaha ka yimid oo ku noolaa dibadda muddo ka furtay rug caafimaad qurxinta dumarkaloogu talaggalay.


Ninka wuxuu ahaa reer Marka.

sida  la og yahay reer Marka waa carab carbtana waa la wada garanayaa. waxay aad u jcel yihiin dumarka gadaal u weyn.

Gabadhii ayaa u tagtay dhakhtarka.

marka ay u gashay.

wuxuu ku yiri: intee lagaa hayaa.

waxay tiri aniga caato ayaan ahay laakin waxaa iga weynaatay dabada.

marka waxaan rabaa in la iga yareeyo.

dhakhtarkii wuxuu yiri:

dabada weyn waaba quruxee maxaad u yaraynaysaa.

waxay tiri: yaa igu rabo dabo weyn anoo caato ah.

waxaa fiican jirka inuu is wato.

wuxuu yiri: naagaha ugu quruxda badan waa kuwa caataha ah laakin gadaal ka weyn.

aniga waxaan kula talinayaa inaad iska dhaafto.

waxay tiri gabadha adiga maxaa kuu geeyay inaan iska dhaafo iyo in kale.

waxaan kaa rabaa inaad iga yareyso.

wuxuu yiri: anaa ku guursanayo diyaar ma u tahay ??

waxaana shardi ah inaad iska dhaafto yareynta gadaal.

Gabadhii iyadoo yaabban ayay ku tiri  dhakhtarka. adiga miyaad igu kaftamaysaa?

wuxuu yiri kaftan ma aha ee waa dhab.

aan is guursano u sheeg waalidkaaga.

gabadhii waxay ku tiri adiga xaas ma leedahay.

wuxuu yiri waan kala tagnay ee hadda doob ayaan ahay.

caruur miyaad leedahay ayay ku tiri. wuxuu yiri maya.

gabadhii way oggolaatay.

meeshii ayay isku fahmeen wuxuu ka doontay waalidkeeda.

waa la siiyay.

nolol macaan ayay galeen runtii.

jacaylkooda wuxuu noqday mid laga sheekaysto.

marka jirkaaga waa quruxdaada qof hadduu wax kugu naco niyadda ha iska dilin qof kale ayaa kugu jeclaanayo.

Ma og tahay dumarka gadaal u weyn inay dhalaan caruur caqli badan.

sidaas waxaa lagu ogaadey daraasooyin jaamacado badan ay sameeyeen.

sidoo kale gadaal waa baruur u roon ilmaha uurka ku jiro xilliga hooyada ay uur leedahay.

marka dadkii hore aad bay u jeclaayeen dumarka xaarka weyn saaran.

waayo ninka aad bay usoo jiitaan.